Bulshada Rayidka oo Bayaan kasoo saaray Shirka xal u helida Doorashada

Published: February 12, 2021

Ururada Bulshada Rayidka ee abaabulan ayaa soo saaray Qoraal ay ku taageerayaan shirka lagu baaqay in la qabto 15ka Feberaayo si xal loogu helo caqabadaha weli hortaagan doorashada dowlada Federaalka Soomaaliya.

Ururada Rayidka ayaa ku taageeray baaqii horey uga soo baxay Puntland, Jubaland iyo Aqalka Sare in shirka wadatashiga lagu qabto magaalada Muqdisho, isla markaana la balaariyo dhinacyada ka qeyb galaya.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *