Madaxweyne Deni oo casho-sharaf u sameeyey saxaafadda Puntland – Sawiro

Published: March 1, 2021

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan casho sharaf ah ugu sameeyey Madaxtooyada Garoowe weriyayaasha Puntland oo Axadii usoo dhamaaday Shirweynihii Afraad ee Ururka Warbaahinta Puntland ee MAP.

Madaxweyne Deni waxa uu hambalyo la wadaagay hogaanka cusub ee loo doortay Ururka, waxa uu kula dardaarmay inay ka shaqeeyaan tayaynta Warbaahinta, adkaynta midnimada, Amniga iyo horumarka Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *