Midowga Musharaxiinta Oo Ku Eedeeyey Farmaajo Burburinta Wadahadalada

Published: March 2, 2021

Midowga Musharaxiinta madaxtinimada Soomaaliya oo hadda shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa Farmaajo ku eedeeyey inuu burburinayo wadahalada uu bilaabay raysal wasaare Rooble oo xal looga raadinayey dhacdadii 19 Febraayo.

Musharaxiintu ayaa eedeedu u cuskaday in maalinta Khamiista oo la qorshaynayey banaanbax ka dhaca Muqdisho uu Farmaajo ku dhawaaqay shir ay isugu imaanayaan madaxda dowlada federaalka iyo dowlada goboleedyada

Hoos ka akhriso:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *