BOSASO: Ciidamada Puntland oo gacanta kusoo dhigay Maleeshiyaad iyo Maxabiistii Xabsiga ka baxsaday – Sawiro

Published: March 5, 2021

Kadib hawlgal maanta gelinkii hore ka dhacay dhulka buuraleyda ah ee koonfurta magaalada Bosaaso ayey ciidamada Puntland ku guuleysteen inay soo qabtaan maleeshiyaadka Al Shabaab ee xalay weeraray Xabsiga weyn, halka kuwo kale ku dhinteen iska horimaadkii ay la galeen ciidamada ku raad joogay.

Waxaa sidoo kale dib gacanta loogu dhigay maxaabiistii la socotay maleeshiyaadkaasi ee xalay ka baxsaday Xabsiga weyn ee magaalada Bosaaso.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *