Madaxweynaha Jubbaland Iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Oo Kulmay

Published: March 11, 2021

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan la qaatay gudoomiyaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya Cabdi xaashi Cabdullaahi.

Madaxweynahu wuxuu tan iyo markii uu soo gaaray magaalada Muqdisho waday dadaal la xiriira arimaha Doorashada, isagoo kulamo la qaatay dhinacyada ay qusayso taas oo gogol xaar u ah shirka dhawaan ka dhici doona Magaalada Muqdisho.

Horay madaxweyne Axmed Madoobe ayaa hoyga uu ka dagan yahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay danjiraha Dowlada Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Donald Yamamoto, waxaana ay ka wada hadleen

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *