Sarkaal la dhashey Madaxweynihii hore oo Gaalkacyo lagu weeraray

Published: March 16, 2021

Wararku waxay sheegayaan in gaarigiisa bom loogu xiray, sarkaal ka tirsan ciidanka denbi baarista gobolka Mudug oo lagu magacaabo Warsame Yusuf Axmed oo la dhashey Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdullaahi Yusuf Axmed.

Gaariga oo ahaa nooca yaryar ayaa burbur xoogan gaarey, laakiin sarkaalka ayaan waxba ka soo gaarin, oo ka badbaadey weerarka. Boolisku ma caddeyn in Warsame Yusuf uu gaariga saarnaa iyo in kale markii qaraxu dhacaayey.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *