Kenya Oo Ka Hadashay Sababta Ay Uga Baaqatay Dacwada Badda Ee ICJ

Published: March 19, 2021

Qoraal ay soo saartey dowlada Kenya ayey ku sheegtay sababta ay dacwadda badda uga qaybgali weyday inay tahay, Cadaalad darro ay maxkamadda ICJ ka tabanayso, xanuunka COVID19 oo hoos u dhigey diyaargarowgii Kenya, iyo garsoore Abdulqawi Yusuf oo ah garsoore Soomaali ah.

Waxaa intaasi ay ku dartay Kenya maxkamadda cadaaladda adduunka in arrinta muranka badda ay gacan saddexaad oo dano ganacsi leh ay ku jirto, kuwaasi oo dab kusii shidaya kiiska, sida ay ku tiri qoraalkeeda.

Hoos ka akhriso:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *