Madasha Badbaado Qaran Oo Ka Digtay Muddo Kororsi

Published: March 30, 2021

Madasha Badbaado Qaran oo ay ku bahoobeen midowga musharaxiinta, madaxda Puntland iyo Jubbaland iyo siyaasiyiin ka soo jeeda Somaliland ayaa si adag uga soo horjeestay muddo kordhin loo sameeyo Madaxweyne Farmaajo iyo Xildhibaanada Golaha Shacabka.

War saxaafadeed kasoo baxay madasha badbaado qaran ayaa lagu sheegay in qorshaha muddada loogu kordhinayo hay’adaha dastuuriga aysan ahayn mid xaq kana aamusi doonin.

Hoos ka akhriso:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *