Somaliland: Goobaha Waxbarashada Oo La Fasaxay 2 Bilood

Published: March 30, 2021

Somaliland ayaa sheegtay laga bilaabo 13 bisha Abril, 2021 in iskuulada iyo goobaha waxbarashada ee Soomaaliland la fasixi doono muddo laba bilood ah, sababo la xiriira caabuqa Covid19.

War saxaafadeed kasoo baxay xafiiska wasiirka wasaarada waxbarashada Soomaaliland, Axmed Maxamed Diiriye ayaa lagu sheegay in fasixii xagaaga lasoo hormariyey, maadaama laga cabsi qabo faafitaanka Covid19.

” Fasaxani waa go’aan guddi qaran oo ku wajahan waxbarashada tooska ah iyo waxbarashada dadban, markaa dugsiyada bixiya waxbarashada dadban waa in ay ardadooda siiyaan fasaxa kor ku xusan “

Wasaaradda Waxbarashada Somaliland

Hoos ka akhriso:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *