Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyada Soomaaliya Oo Dib U Bilaabaysa Bixinta Baasaboorada

Published: April 2, 2021

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay in dib loo bilaabi doono adeegga bixinta baasaboorada oo muddo hakad la geliyay, sababo la xiriira ka hortagga faafida cudurka Coronavirus.

Warqad ka soo baxday Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in 4ta bisha April oo ku beegan axada la bilaabi doono adeegga bixinta baasaboorada.

Hoos ka akhriso:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

1 Comment