Shirkii madaxda Dowlada Federaalka iyo dowlad goboleedyada oo hada ka furmay Afisyooni

Published: April 3, 2021

Waxaa goordhawayd daqiiqado ka hor xerada Afisyooni ka furmay shirka u dhaxeeya madaxda dowlada Federaalka iyo dowlad goboleedyada.

Madaxda ayaa goor sii horeysay dhamaantood gaaray teendhada uu shirku ka furmayo.

Shirka ayaa sida wararku ay sheegayaan ajandihiisu yahay in madaxdu ay iskula meel dhigaan Abuuridda kalsooni iyo jawi saamaxaya amba qaadidda shirarka lagu soo afjarayo khilaafka arimaha doorashooyinka ,Wakiilada Beesha Caalamka ayaa siweyn u dhowraya waxa kasoo baxa shirkan oo ay iyagu casuumadda leeyihiin.

Saxaafaddda ayaa lasoo warinayaa in ay dibadjoog ka yihiin shirkan oo ah mid aan rasmi ahayn.

La soco wixii warar ah oo kusoo kordha.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *