Puntland: Goobaha Waxbarashada Oo La Fasaxay COVID-19 Awgiis

Published: April 8, 2021

Guddiga ka hortagga iyo la tacaalidda xanuunka Covid-19 ee Puntland, ayaa kadib shir ay ku yeesheen hab maqal iyo muuqaal ah, waxay sheegeen in si kumeelgaar ah loo hakiyay howlihii waxbarshada ee ka socday gudsiyada aas’aasiga ah, macaahidda, jaamacadaha iwm, iyadoo tacliinta lagu sii wadi doono hab fogaan arag.

Guddiga ka hortagga iyo la tacaalidda xanuunka Covid-19 ee Puntland wuxuu kula taliyey wasaaradda waxbarashada in lasoo hormariyo imtixaanka naqliga.

Sidoo kale guddiga ayaa awaamiir kale oo la xiriira Covid-19 ka soo saaray masaajidda iyo goobaha iyo gaadiidka dadweynaha.

Hoos ka akhriso:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *