Golaha Shacabka oo ka doodaya sharci cusub oo doorasho iyo muddo kororsi

Published: April 12, 2021

Kulankii xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliyeed ayaa goor dhow furmay iyadoo dib u dhac uu ku yimid waqtigii hore loo qorsheeyay, baarlamaanka ayaa waxa uu ka doodayaa mooshin ay soo gudbiyeen illaa 20 xildhibaan.

Xildhibaaanada baarlamaanka ayaa waxaa dib u dhaca ku keenay kadib markii taliyaha ciidanka booliska soomaaliyeed ee gobolka Banaadir uu diiday in maanta uu furmo kulankan.

Halkan kala soco wixii kusoo kordha.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *