Farmaajo oo darajadii ciidanka ka xayuubiyay Taliye Saadiq Juun

Published: April 13, 2021

Madaxwaynaha dowladda Federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa darajadii Ciidanka uga xayuubiyay Taliyihii hore ee Booliska Gobalka Banaadir, Cumar Maxamed (Saadaq Joon)

Xeerka Madaxwaynaha waxaa sidoo kale looga xayuubiyay Saadaq Joon wixii xuquuq ah ee uu lahaa ka hor Darajo ka xayuubinta ee sharcigu tilmaamayay.

Taliye Saadiq Joon ayaa sidoo kale xilka ka qaaday taliyaha ciidamada Booliiska Somaliya Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, kadib markii ciidamada Booliiska ee isaga ka amar qaataa ay joojiyaan kulankii barlamaanka muddo saacado ah. Wuxuu kaloo qabtay Shir jaraa’id ku sheegay in aan marna la aqbali karin muddo kororsi barlamaanku u sameeyay Hay’adaha dowladda Federaalka

HORSEEDMEDIA

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *