Mareykanka oo Safiir Cusub u soo magacaabay Soomaaliya

Published: April 16, 2021

Madaxwaynaha Maraykanka Joe Biden ayaa Amb.Larry André oo ah diblomaasi sare waxa uu soo magacaabay Danjiraha Mareykanka u fadhin doona Soomaaliya.

Mr. André ayaa sanadihii 2017 iyo 2021 aynu kuguda jirrno ahaa safiirka Mareykanka ee Jabuuti waan khabiir inkabadan 30 sano kusoo dhexjiray arimaha diblomaasiyadda.

Safiirkan cusub ayaa badali Donald Yammamota oo sanadkii 2018 uu madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump usoo magacaabay Soomaaliya.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *