EGYPT: Shil Tareen oo ay dad badan ku dhinteen

Published: April 19, 2021

Dowlada Masar ayaa sheegtay in ugu yaraan 11 qof ku dhinteen 98 kalena ku dhaawacmeen taareen ku qalibmay waqooyiga dalkaasi Axadii shalay.

Tareenkan ayaa ka baxay magaalada caasimada ah ee Qaahira kuna siijeeday magaalada Mansuura ee waqooyiga Masar.

Illaa iyo hada lama yaqaan waxa sababay in tareenkan gadoomo balse maaha markii ugu horeysay oo shil noocaan ah dalkaasi ka dhaco, iyadoo la sheego in tareenada dalkaasi oo muddo hore la sameeyey aysan helin wax dayactir ah.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *