Boosaaso: Booliiska oo soo xiray goobo lagu iibinayay Cunto Bisil

Published: April 25, 2021

Ciidamada Booliiska ee gobolka Bari ayaa howlgal kusoo xirxiray goobo lagu iibinayay Cunto bisil xili lagu guda jiro Bisha Barakeysan ee Ramadaan.

Ciidamada ayaa galay Mehrado si dhuumaalaysi ah ay uga cunteynayeen dadka Masoomayaasha ah waxaana ay gacanta ku dhigeen raggii ku howlanaa iibinta cuntooynka bisil.

Taliyaha Qeybta Booliiska gobolka Bari Gaashaanle Sare Xuseen Cali Maxamud ayaa sheegay howlgalkan ay Booliiska kala shaqeeyeen Bulshada kadib markii warbixin ay la soo wadageen Booliska.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *