Banaanbaxyo caawa ka bilowday Muqdisho-SAWIRO

Published: April 26, 2021

Bannaanbax xooggan ayaa caawa ka bilowday degmada Cabdicasiis ee magaalada Muqdisho gaar ahaan aagga loo yaqaan Mirinaayaadda.

Dibadbaxayaal wata boorar ayaa iskugu soo baxay wadada ku taala Mirinaayadda waxaana ay sheegeen in ay kasoo horjeedaan Muddo kororsiga sharci darada ah ee madaxweyne Farmaajo.

Goobta banaanbaxa uu ka soconayo waxaa ku sugan Ciidamo Millateri ah oo ah Ciidamadii xalay la wareegay aaggaas kuwaasoo kasoo horjeeda muddo kororsiga Farmaajo.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *