Maamulka Gobolka Banaadir oo heshiis dhanka Caafimaadka ah la saxiixday Hey’adda Cesvi

Published: May 4, 2021

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta la saxiixday heshiis Wada shaqeyn dhanka Caafimaadka ah Hey’adda Cesvi.

Agaasimaha Waaxda Caafimaadka Dowladda Hoose ee Xamar Dr Maxamed Cadow oo u saxiixay Maamulka Gobolka Banaadir heshiiska ayaa kaga mahadceliyay hey’adda Cesvi sida joogtada ah ay wax uga qabtaan hormarinta adeega Caafimaadka ee gobolka Banaadir.

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa waday dadaalo wax badan looga qabanayo howlaha la xiriira Arimaha bulshada isla markaana muhiimka u ah Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho sida Waxbarashada iyo Caaafimaadka.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *