Laftagareen Oo La Kulmay Beesha Caalamka

Published: May 11, 2021

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta Aqalka Madaxtooyadda KGS ku qaabilay Wafidi ay hogaamineysey kuxigeenka Koowaad ee wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Arimaha Soomaaliya.

Kulanka dhexmaray Madaxweyne Cabdicaiis Lafta-gareen iyo kuxigeenka Koowaad ee wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobey ayaa waxaa looga wada hadlay xoojinta wadashaqeynta Koonfur Galbeed iyo QM.

Wafdigan ayaa waxaa kamid ahaa wakiilada midowga yurub, midowga Afrika iyo diblumaasiyiin kale.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *