Madaxweynaha Galmudug Oo Gaaray Gaalkacyo

Published: May 14, 2021

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar dhinaca dhulka ku gaaray magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug.

Qoorqoor ayaa inta uu ku jirey safarka ku hakaday magaalada Cadaado oo uu kula kulmay mas’uuliyiinta magaalada iyo odayaasha dhaqanka, isagoo kala hadlay xaaladda guud ee Cadaado iyo amnigeeda.

Ujeedka safarka Gaalkacyo ee madaxweyne Qoor-qoor ayaa ayaa ah xalinta shaqaaqo ka dhalatay dilkii dhawaan halkaas loogu gaystay Sheekh Cali Axmed Faarax (Sheekh Cali Dheere), kadibna ay dhasheen banaanbaxyo lagu cambaaraynayo.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *