Taliyaha Ciidanka Booliiska Federaalka oo magacaabay Taliyayaal Cusub

Published: May 17, 2021

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya General Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa Taliyayaal cusub u magacaabay Saldhigyada Booliiska ee degmooyinka Dhuusamareeb iyo Matabaan oo ka tirsan gobolada Hiiraan iyo Galgaduud.

Wareegto kasoo baxday taliyaha ayaa lagu magacaabay ilaa shan Saraakiil in ay noqdaan taliyayaal Saldhigyo Booliis oo ku kala yaala degmooyinka Dhuusomareeb, Matabaan iyo xilka taliye Ku-xigeenka Qaybta Booliiska Mudug ee dhanka Galmudug.

Hoos ka akhriso Wareegtada Magacaabista.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *