Axmed Madoobe oo ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada

Published: May 20, 2021

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ( Axmed Madoobe ) ayaa xalay ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada cusub tan iyo dib u doorashadiisa xilka Madaxweynenimo.

Madaxweynaha ayaa magacaabay ilaa 50 Wasiiro,Wasiir kuxigeeno iyo Wasiir Dowlayaal kuwaasoo isugu jira kuwo horey uga mid ahaa Xukuumadiisa iyo kuwa ku cusub saaxafadda Siyaasadda.

Wasiirada uu magacaabay Axmed Madoobe waxaa kamid ah Cabdinaasir Seeraar oo horey uga soo horjeestay doorashadii uu ku guuleystay hase ahaatee ay markii dambe heshiis ka gaareen xurguftii u dhaxeysay.

Hoos ka akhriso Magcaabista Madaxweynaha

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *