Madaxweynaha Jubaland oo Muqdisho kula kulmay Safiirka Ethiopia ee Soomaaliya

Published: May 30, 2021

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Safiirka Dowladda Ethiopia u fadhiya Soomaaliya Amb. Cabdifataax Cabdullaahi Xasan .

Labada Masuul ayaa kawada hadlay xaalada xligan ee Soomaaliya si gaar ah arimaha doorashooyinka ee heshiiska laga gaaray.

Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe ayaa uga mahadnaqay safiirka Itoobiya ee Soomaaliya taageeridda dowladiisa ee arrimaha Soomaaliya iyo dadaalada ay ku bixiyaan dhinacyada iskaashiga horumarka.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *