Madaxweyne Deni oo dhagax dhigay Shan waddo oo laami ah oo laga hirgelinayo Garoowe

Published: June 7, 2021

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa dhaggax dhigay shan waddo oo laami ah kuwaasi laga hirgelinayo magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland.

Wadooyinkan ayaa kala ah Wadada Necsom, Towfiiq, Injida , Jidka 30-ka iyo Wadajir. Waxaana tani qeyb ka tahay qorshaha horumarinta magaalooyinka Puntland.

Dhismaha wadooyinkan ayaa noqonaya mashaariic waa weyn oo laga hirgelinayo sanadkan magaalada Garoowe waxaana mid kamid mashruucan maalgelinaysa Xukuumadda Puntland halka midka kalena ay la kaashanayso Bankiga Aduunka

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *