RW Rooble oo Guddi u saaray Cabashada Waalidiin Ubadkooda Kaga maqan yihiin Eritrea

Published: June 12, 2021

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi soo baara cabasho muujinayaan waalidiin Soomaaliyeed kuwaasoo sheegay in aysan nolol iyo geeri ku ogeyn carruurtoodii oo tababar loogu qaaday dalka Eritrea.

Gudiga oo isugu jira Wasiiro ,Safiir iyo taliye ciidan ayaa ka kooban 5 Xubnood waxaana ay baaris ku sameyn doonaan cabashada Waalidiinta ka walaacsan Ubadkooda.

Hoos ka akhriso Xubnaha Guddiga

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *