Deni Oo La Shiray Ganacsatada Puntland

Published: June 18, 2021

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa xalay Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Ganacsatada Puntland.

Kulanka oo ay ka qeybgaleen xubno ka mid ah Golaha Wasiirada iyo Saraakiil Madaxtooyo, ayaa daba socda Shirar Ganacsatada iyo Dowladda uga socday Garoowe.

Dowlada ayaa wada dadaalo lagu xoojinayo wadashaqeynta kala dhaxaysa Ganacsatada si wadajir looga shaqeeyo horumarka Puntland.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *