Taliye Xijaar Oo La Kulmay Booliska Caalmiga Ah Ee INTERPOL

Published: June 24, 2021

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, S/gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafti ka socda Booliska caalamiga ah ee INTERPOL.

Waxaa sidoo kale ka qayb galay Agaasimaha Guud ee Hay’ada G/sarre Maxamed Adan Koofi iyo mas’uuliyiin kale  oo ka socday Hayada Socdaalka iyo Jinsiyadaha.

Kulanka ayaa waxaa looga hadlay arrimo dhowr ah, waxaana si gaar ah mas’uuliyiintu ay kaga wad kulanku socday howlaha iskaashiga Booliska Soomaaliyeed kala dhexeeya Booliska caalamiga ah ee Interpol.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *