Guddi Loo Saaray Hubinta Daymaha Lagu Leedahay Dowlada Hoose Ee Gaalkacyo

Published: June 25, 2021

Gudoomiyaha Gobolka Mudug Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa magacaabay guddi hubin ku samayn doona daymaha lagu leeyahay dowladda hoose ee degmada Gaalkacyo kadib marki uu arkay cabashooyin is daba jooga oo uga yimid qaar kamida Bulshada Gaalkacyo kuwaas oo sheeganaya dayma ay kuleeyihiin Dowladda hoose ee Degmada Gaalkacyo.

Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Cadiladiif Muuse Nuur ayaa Gudigan Gudoomiye uga dhigay Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Mudug Maxamed Xasan Waloore.

Hoos ka akhriso:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *