Liiska Golaha Deegaanka Degmada Jariiban Oo Lagu Dhawaaqay

Published: June 25, 2021

Wasaaradda arrimaha gudaha Puntland ayaa maanta shaacisay liiska xubnaha golaha deegaanka degmada Jariiban ee gobolka Mudug.

Wasaaradda ayaa soo bandhigtay liiska oo ka kooban 21 xubnood kuwaas ay soo xuleen odayaasha dhaqanka degmada Jarriiban.

Xubnaha cusub ee golaha degaanka Jarriiban ayaa la filaya in ay saacadaha soo socda doortaan guddoomiyaha iyo guddoomiye ku xigeenka degmadaas.

Hoos ka daawo:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *