Kulan dhexmaray Guddiyada Doorashada iyo Amniga Heer Federaal

Published: July 18, 2021

Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal iyo Guddi hoosaadka amniga ee Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federal oo wada diyaar garow xooggan oo la xiriira sugidda amniga doorashooyinka dalka.

Kulankii xalay ayaa diiradda lagu saarayay sugidda iyo xaqiijinta amniga goobaha doorashada ka dhaceyso ayaa waxaa shirkan ka qeyb galay Guddoomiyaha guddiga amniga oo ah Taliyaha ciidamada booliska Soomaaliyeed, Sareeyo Gaas Cabdi Xasan (Xijaar).

Kulanka ayaa la isku afgartay in la xoojiyo wada shaqeynta labada dhinac, waxaana uu Taliyaha Booliska balan qaaday inay xoogga saarayaan sidii ay doorashada u qabsoomi lahayd si amaan ah, ayna noqon doonto doorashooyin xor yo xalaal ah.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *