Mareykanka iyo Soomaaliya oo kawada hadlay Amniga Doorashooyinka

Published: July 26, 2021

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jeneral Cabdi Xasan Xijaar ayaa safaaradda Mareykanka ee Muqdisho kulan kula qaatay Madaxa Siyaasadda iyo Nabadgelyada Safaaradda Mareykanka Wendy stancer oo ay wehlinayaan Saraakiil kale oo katirsan Safaaradda.

Kulanka ayaa looga hadlay arimo la xiriira amniga Doorashooyinka dalka iyo darmashaariicda Mareykanka uu ka fuliyo Soomaaliya .

Dowladda Mareykanka ayaa doorweyn waxa ay ka qaadanaysaa qabsoomidda doorashooyinka Soomaliya iyadoona kor kala socota xaaladda isbadalada Siyaasadeed ee Soomaaliya.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *