Madaxweynaha K/galbeed oo soo saaray Liiska xubnaha musharaxiinta Aqalka sare

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa soo saaray liiska xubnaha musharaxiinta ee u tartamaya kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Horseed Media