Madaxweynaha Puntland oo qaabilay Xildhibaanka Minnesota, USA

Published: July 31, 2021

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Maxamuud Nuur, Xildhibaanka Aqalka Baarlamaanka ee Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka iyo wafdi uu hoggaaminayo.

Wafdiga Maraykanka ee uu hoggaaminayo xildhibaan Maxamuud Nuur ayaa Puntland kala qeybgalaya dabaaldega mubaasabadda 1-da August, sanad-guurada 23-aad ee kasoo wareegatay markii Puntland la’asaasay.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *