Afghanistan: Talibanka oo la wareegay 3 magaalo oo horleh

Published: August 9, 2021

Xoogaga hubeysan ee Talibanka dalka Afghaanistaan ayaa la wareegay gacan ku heynta sadex magaalo madax ee gobalada-waqooyiga Afghanistan.

Talibanka ayaa weeraro ay wadeen sadexdii maalmood ee lasoo dhaafay kula wareegay 5 magaalo oo waaweyn, wuxuuna duulaankan qeyb ka yahay ololaha kooxdaasi ugu jirto inay gacanta ku dhigto inta badan gobalada dalkaasi.

Magaalooyinka ugu muhiimsan oo ay Axadii shalay la wareegeen ayaa waxaa kamid ah Kunduz, Sar-e-Pul iyo Taloqan magaalooyinkaasi oo ah caasimadaha sadexdda gobala ee u gacan galay kooxda Talibanka.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *