Baarlamaanka Puntland oo magacaabay gudiga doorashada Xildhibaanada Aqalka Sare

Published: August 10, 2021

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada maamul goboleedka puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa magacaabay Guddiga Qabshada Doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federalka Soomaaliya.

Xubnaha Kuraasta aqalka sare ku metelaya deegaamada Puntland  baarlamaanka Federaalka Soomaliya ayaa la filaya in doorashadoodu maalmaha fooda inagu soo haya ka qabsoonto Garoowe.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *