Shir Muqdisho uga socda Madaxweynayaasha DG iyo Midowga Musharixiinta

Published: August 23, 2021

Shir deg deg ah ayaa xerada Xalane ee magaalada Muqdisho uga bilowday Madaxweynayaasha Dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka iyo qaar kamid ah Midowdga Musharixiinta Mucaaradka.

Sida aan wararka ku helayno shirkan ayaa looga hadlayaa habraacii Doorashada ee ay soo saareen Golaha Wadatashiga Qaran kaasoo ay kasoo horjeesteen Midowga Musharixiinta.

Shirkan deg degga ayaa kusoo aadaya xilli Musharixiinta Golaha Midowga ay diidmo kala horyimaadeen habraacyadii laga soo saaray Shirka Wadatashiga Qaran.

La soco Wixii kasoo kordha shirka.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *