Madaxweynaha Somaliland Oo Isbedel Ku Sameeyey Xukuumadiisa

Published: September 2, 2021

Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta isbedel, xilka qaadis iyo magacaabid ku sameeyey golaha wasiirada iyo xubno ka mid ah hay’adaha kale ee dowlada.

Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweyne Biixi oo oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-708/092021 uu Xilka qaadis, bedel iyo magacaabid ku sameeyey qaar ka mida masuuliyiinta xukuumadda.

Isbedelkan lagu sameeyay Golaha Wasiirada Somaliland ayaa yimid kadib doorashadii ka dhacday Somaliland.

Hoos ka akhriso:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *