Madaxweyne Guudlaawe Oo Magacaabay Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Hirshabeelle

Published: September 13, 2021

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Dowladda Hirshabeelle u Magacaabay G/Sare Cali Idiris Cusmaan, Isagoo Xilkaas ka qaaday Gen. Cali Cabdi Salaan Axmed.

Hoos ka akhriso:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *