Midowga Musharaxiinta Oo Bayaan Kasoo Saaray Warqadii Shaqo joojintii Ee Farmaajo

Published: September 17, 2021

Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa ay ka hadleen qoraalkii kasoo baxay Madaxweynaha muddo xilleedkiisu dhamaaday Farmaajo ee lagu sheegay in la hakiyay awoodihii Ra’iisul Wasaaraha, iyaga oo ku tilmaamay in falkaas uu yahay mid dalka u horseedaya xasarad siyaasadeed iyo qalaalase amni.

Golaha Midowga Musharaxiinta waxay Warsaxafadeed ay soo saareen ku sheegeen in qoraalkii uu soo saaray Farmaajo uu cadeyn u yahay in madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday uusan wali ka quusan damaciisa ahaa mudo kororsi.

Hoos ka akhriso:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *