BAAHIN: QANDARAASYO DOWLADDA HOOSE BOSAASO

Published: September 23, 2021

Xafiiska Qandaraasyada D/Hoose Bosaaso

Procurement Officer Bosaso

Ref:-DHB/XQ/12/2021                                                                                                            Tariikh-23/09/2021

BAAHIN

Golaha Deegaanka Degmada Bosaaso waxa uu  Baahinayaa  Samayn  waddo Laami ah  oo dhan 1,500 m, isagoo ka helay Mashruuca bahwadaagta ay ku yahiin DPL , D/hoose iyo  hay’addaha ku midoobay Magaca  JPLG/LDF , Mashruucaas oo laga fullinayo Magaalada Bosaaso.

  1. Samayn Waddo Laami ah oo dhan dherer 1,500 m x Balac 7mx 0.5cm, kana soo bilaabata halka loo yaqaan Maqaska ee Airporka aada kuna dhammaata Aaga Hotel Village.

Sidaas darteed, waxaa dhammaan  lagu wargelinayaa Shirkadaha Maxaliga  iyo Caalamaiga ahba  ee wax  dhisa iyo cid kasta oo samayn  karta waddo laami  oo Asphalt ah inay ka soo qabygalaan tartanka qandaraaska waddadaas.

Buugga ka qaybgalka  Qandaraaska  oo dhameystiran waxaa  laga heli karaa Xafiiska Qandaarasyada ee Degmada Bosaaso .

Tartamuhu waxa uu bixinayaa lacag dhan $20 oo ah qiimaha uu buugga  qandaraaska ku  iibsanayo, Waxaana  la siinayaa  risiit rasmi ah oo caddaynaya  in uu lacagtaas bixiyey.

Tartamuhu waa in uu Buugga uu ku tartamayo  (bid) uu  ku soo lifaaqaa nuqul ka mid ah risiitka lacagtii uu bixiyay ee  $20ka dollar ahayd  .

Qabashada Dokumitiyada Tartamayaasha waxay bilaabanaysaa  Taariikhdu markay tahay 23/09/2021),  Saacaduna tahay 9:00 Am ,waxayna  xirmaysaa Taariikhdu markay atahy  07/10/2021 saacaduna tahay 12:00ka Am( Duhurmino) ,isla waqtigaas waxaa Dhacaya furitaanka Dokumentiyada tartamayaasha ( Bid Opening)  .

Tartame   kasta waa in u soo gudbiyaa Xafiiska Qandaraasyada ee  D/hoose Bosasao 3copy  oo ka mid ah dokumintiga Qandaraaska uu ka qaybgalayo .

Xafiiska Qandaraasyada ee D/hoose waxaa uu ku yaal Xarunta weyn ee D/hoose Bosaaso .

Qandaraaska  waxaa la furayaa iyadoo ay goobjoog yihiin tartamayaasha ama wakiilladooda.

Tartamayaasha u baahda xog dheeraad ah waxa ay la xiriiri karaan Xafiiska  Qandaraasyada ee  Degmada Bosaaso ,Tell:-0907798412/Email.Ahmeddacar@gmail.com , Bosasomayor@gmail.com or

Waxyaabaha loo baahan yahay in lagu soo lifaaqo Buugga Qandaraas qaataha waa sida hoos ku Qoran ;-

NoDocumentsDescriptionSubmitted
   YesNo
1Original – Certificate of registrationFrom the district  
2Original – Receipt of each bid document ($20)From the district  
3Copy – Completion projectsThe past three years completed projects (UN,  INGOs etc)  
5Copy – the company’s ProfileCompany profile  
6Bid fully pricesQuotation with all additional Costs (transportation, taxation and other costs)  
7Bid signingTo sign and to stamp the bidding documents ( quotation forms)  
8Banks StatementBank Statement Update  

FG:- waxaa la ogaysiinayaa cidkasta oo danaynaysa in ay ka qaybgasho  Qandaraaska in maalinta Arbacada taariikhduna ku aadan tahay 29 bisha September /2021 lagu qabandoono tababar Xafiis Qandarasyada si looga caawiyo Qandaraas qaatayaasha Qaabka ay buugta ( Bid) ama Dalab qandaraaska ay u soo buuxin lahaayeen .

Prepared by procurement Officer                                      Ahmed Mohamed Da’ar                                        Signature: -_______________                                                                   Date:-21/ September/2021                                                                             

Linkiga kala deg Documentiga Qandaraaska oo dhameystiran Soomali Vertion 2021xayaysiin (2) sax    

Xafiiska Qandaraasyada D/hoose Bosaaso

Procurement Officer Bosaso

Ref:-DHB/XQ/12/2021                                                                                                           Tariikh-23/09/2021

BAAHIN

Golaha Deegaanka Degmada Bosaaso waxa uu  Baahinayaa Mashruuc Biyo iyo Caafimaad sida hoos ku cad , isagoo ka helay Mashruuca bahwadaagta ay ku yahiin DPL , D/hoose  Degmada Bosaaso iyo  Hay’addaha ku midoobay Magaca  JPLG/SDM , Mashruucaas oo laga fullinayo Degmada Bosaaso.

  1. Qaybta Biyaha   –  Water  Sector
  2. Dayactir  Haanta  Biyaha ee  Tuuladda Bacaad( Water tank Rehabilitation at  Bacaad Village.
  • Qaybta Caafimaadka – Health  Sector ( MCH/ Health Post)
  1. Ballaarin  Xarun Caafimaad Grible Ubax  – (Gribible Ubax Health Post Extension in Bosaso city)
  2.  Dayactir Xarunta Caafimaadka Tuuladda Bacaad- ( Rehabilitation  Health Post at Bacaad Village)

C.Dayactir Xarunta Caafimaadka ee Xarunta Hooyada iyo dhallaanka ee xarunta Dhexe

 (Central MCH Rehabilitation in Bosaso city)

Sidaas darteed, waxaa dhammaan  lagu wargelinayaa Shirkadaha maxalliga iyo kuwa Caalamiga ahba  ee wax  dhisa iyo cid kasta oo samayn  karta Dhismaha iyo dayactirka xarumahaas kor ku xusan, inay ka soo qabygalaan tartanka qadashada qandaraaska Xarumahaas.

Buugga ka qaybgalka  Qandaraaska  oo dhameystiran waxaa  laga heli karaa Xafiiska Qandaarasyada ee Degmada Bosaaso .

Tartamuhu waxa uu bixinayaa lacag dhan $20 oo ah qiimaha uu Buugga qandaraaska ku  iibsanayo, Waxaana  la siinayaa  risiit rasmi ah oo caddaynaya  in uu lacagtaas bixiyey.

Tartamuhu waa in uu Buugga uu ku tartamayo (bid) uu  ku soo lifaaqaa nuqul ka mid ah risiitka lacagtii uu bixiyay ee  $20ka dollar ahayd  .

Qaadashada  Buuggaagta Tartamayaasha waxay bilaabanaysaa  Taariikhdu markay tahay 23/09/2021),  Saacaduna tahay 9:00 Am,waxayna  xirmayaa Taariikhdu markay atahy  07/10/2021 saacaduna tahay 12:00ka Am( Duhurmino) ,isla waqtigaas waxaa Dhacaya furitaanka Dokumentiyada tartamayaasha ( Bid Opening)  .

Tartame    kasta waa in u soo gudbiyaa Xafiiska Qandaraasyada ee  D/hoose Bosasao 3copy  oo ka mid ah Buugga Qandaraaska uu kaga qaybgalaayo .

Xafiiska Qandaraasyada ee D/hoose waxaa uu ku yaal Xarunta weyn ee D/hoose Bosaaso .

Qandaraaska  waxaa la furayaa iyadoo ay goobjoog yihiin tartamayaasha ama wakiilladooda.

Tartamayaasha u baahda xog dheeraad ah waxa ay la xiriiri karaan Xafiiska  Qandaraasyada ee  Degmada Bosaaso ,

Tell:-0907798412/Email.Ahmeddacar@gmail.com oR Bosasomayor@gmail.com or Bosasocitycouncil.com

Waxyaabaha loo baahan yahay in lagu soo lifaaqo Dukumintiga Qandaraas qaataha waa sida hoos ku qoran ;-

NoDocumentsDescriptionSubmitted
   YesNo
1Original – Certificate of registrationFrom the district  
2Original – Receipt of each bid document ($20)From the district  
3Copy – Completion projectsThe past three years completed projects (UN,  INGOs etc)  
5Copy – the company’s ProfileCompany profile  
6Bid fully pricesQuotation with all additional Costs (transportation, taxation and other costs)  
7Bid signingTo sign and to stamp the bidding documents ( quotation forms)  
8Banks StatementBank Statement Update  

FG:- waxaa la ogaysiinayaa cidkasta oo danaynaysa in ay ka qaybgasho  Qandaraaska in maalinta Arbacada taariikhduna ku aadan tahay 29 bisha September /2021 lagu qabandoono tababar Xafiis Qandarasyada si looga caawiyo Qandaraas qaatayaasha Qaabka ay buugta ( Bid) ama Dalab qandaraaska ay u soo buuxin lahaayeen .

Prepared by procurement Officer                                     Ahmed Mohamed Da’ar                                       Signature: -_______________                                                                   Date:-21/ September/2021                                                                              

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *