Puntland Oo Joojisay Inay Ilaalo Kaxaystaan Musharaxiinta Golaha Shacabka

Published: September 26, 2021

Dowlada Puntland ayaa ka joojisay musharaxiinta golaha shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya inay gaadiid ciidan iyo ilaalo ku dhex kaxaystaan gudaha Puntland.

Warqadan oo kasoo baxay xafiiska wasiirka amniga Puntland, Cabdisamad Maxamed Gallan ayaa lagu amray musharaxiinta inay qaataan una hogaansamaan awaamiirtan kasoo baxay dowlada.

Sidoo kale wasaaradda amniga Puntland ayaa masuuliyiinta ururada siyaasada Puntland ka joojisay gaadiidka ciidan iyo ilaalada gaarka ah.

Hoos ka akhriso:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *