Ciladdii ku timid Facebook, Whatsapp iyo Instagram oo mar qura hawada ka baxay

Published: October 5, 2021

Aaladahan ayaa Isniintii shalay hawada ka baxay kadib markii ay ku timid cilad farsamo oo qaadatay 6 saac xalinteeda sida ay sheegtay shirkada Facebook.

Dad gaaraya 3.5 bilyan oo qof oo isticmaala aaladahaas ayaa saacado badan u suurto geli weyday inay isticmaalaan baraha bulshada iyo isgaarsiinta loo adeegsado sadexadaas aalad oo ay dadka sida weyn uu isticmaalaan.

Cilada ayaa lagu sheegay isbedal lagu sameeyey (Update) Routers-ka Netwerka guud oo keentay ciladan hawada ka saartay APP’s Facebook, Instagram iyo WhatsApp.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *