Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayey xoojinta amniga

Published: October 6, 2021

Kusimaha Madaxweynaha Puntland ahna Madaxweyne Kuxigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir guddoomiyey Shirka Guddiga Amniga..

Madaxweyne Kuxigeenka Puntland ayaa warbixin ka dhegaystay Guddiga Amniga, waxaana shirka looga hadlay amniga guud ee Puntland, shaqooyinka amniga ee socda iyo hirgelinta Qorsheyaasha amniga lagu horumarinayo.

Kulanka waxaa ka qeybgalay Wasaaradda Amniga, Saraakiisha Ciidamada, Guddiga ka talobixinaya Amniga magaalooyinka Puntland, gaar ahaan Caasimadda, Maamulka Gobolka Nugaal iyo Kan Degmada Garoowe.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *