Ururka Cadaalad & Sinaan oo olole xoogan ka wada degmada Ufayn – Video

Published: October 6, 2021

Guddoomiyaha Guud ee Urur Siyaasadeedka Cadaalad iyo Sinaan, Maxamuud Khaliif Jabiye ayaa gaaray degmada Ufayn ee gobalka Bari oo kamid ah degmooyinka ay dhawaan ka dhici doonto doorashada Cod & Qof ee Golayaasha Deegaanada Puntland.

Ururka Cadaalad iyo Sinaan ayaa Salaasadii shalay degmada Ufayn ka bilaabay wareega 2aad ee ololaha doorashada ururkaasi.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *