Puntland oo guryo dajisay dadkii laga soo barakiciyey Laascaanood – Video

Published: October 7, 2021

Dowlada Puntland ayaa qoysaskii Somaliland kasoo barakicisay magaalada Laascaanood dajiyey guryo.

Maamulka gobalka Mudug iyo Gaalkacyo ee Puntland ayaa dadaal ugu jiray maalmihii lasoo dhaafay sidii qoysaskan u badan caruurta iyo haweenka loogu heli lahaa deegaan.

Waxaa iyaguna jiray in ka badan 600 qof oo iyagu codsaday inay dib ugu noqdaan deegaanadooda kuwaasi oo ay habeen hore ambabaxiyeen saraakiisha dowlada Puntland.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *