Video: Dood Kulul oo magaalada Qardho ku dhexmartay Ururada Siyaasadda Puntland

Published: October 7, 2021

Ururada Siyaasadda Puntland ee ka qeyb qaadanaya doorashooyinkii ugu horeeyey ee Cod iyo Qof ah oo ka dhici doonta Puntland ayaa dood loogu qabtay magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *