Gudoomiyihii Akademiyada AGA Dr. Maxamed Dahir Afrax oo geeriyooday

Published: October 9, 2021

Guddoomiyaha Akademiya goboleedka Afka-Soomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Dahir Afrax ayaa ku geeryooday Magaalada London ee cariga dalka Ingiriiska.

Eebbe ha u naxariisto Marxuumka ayaa la sheegay in uu u geeriyoodo xanuun hayay iyadoo la dhigay Cisbitaal ku yaala magaalada London oo uu ku geeriyooday.

Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka, Dowladaha Xubnaha ka ah iyo Bahda Dhaqanka ayaa ka tacsiyeeyay Geerida Marxuum Afrax iyagoona sheegay in uu kaalin muuqata ka qaatay kor u qaadista Dhaqanka iyo Afka Soomaaliga.

Marxuumka ayaa waxaa xusid mudan in uu sidoo kale ahaa Gudoomiyaha Dib u eegista Dastuurka Soomaaliya.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

2 Comments

  1. Alaha u naxariisto ehelkii iyo qayskiisa samir iyo iimaan Allaha ka siiyo. Gudoomiye nimada ka sakow wuxuu ahaa qoraa weyn.
    Ilahey janatul fardowse ha geeyo, kitaabkiisana midigta Allaha ka siiyo. Aamiin
    Sadia Hassan Jimale