Wefdi ka socda Guddiga Doorashooyinka Heer Federal oo gaaray Beledweyne

Published: October 10, 2021

Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiye Ku xigeenka guddiga Doorashooyinka heer Federaal ayaa gaaray magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Wafdigaan ayaa kormeer ku sameyn doono goobaha loo diyaariyey doorashada xildhibaanada Golaha Shacabka ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.

Sidoo kale wafdiga ayaa kulamo la qaadan doono madaxda Hirshabeelle , Maamulka Gobolka Hiiraan iyo qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka oo ay kala hadli doonaan sidii ay doorashada ugu dhici lahayd hanaan wanaagsan iyo si nabad ah.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *