Bandhig Buugeed lagu maamuusayo Nabadda oo Gaalkacyo ka furmaya

Published: October 15, 2021

Magaalada Gaalkacayo waxaa maanta lagu wadaa in uu ku furmo Bandhig loogu talagalay in lagu soo bandhigo Buugaagta

Bandhiggan ayaa halku-dhigiisu yahay in lagu maamuuso nabadda, isdhexgalka iyo horumarka ay ku talaabsatay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.

Masuuliyiin ka tirsan Puntland iyo Galmudug, Aqoonyahanno, Qoraayo iyo Marti sharaf kale ayaa lagu wadaa in ay ka qeybgalaan bandhigga Buugga Gaalkacyo.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *